Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo tagay xarunta cusub ee loo dhisayo Xukuumadda (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta cusub ee xukuumadda oo heer gabo-gabo ah maraya. Labada Ra’isul Wasaare Kormeerka ku tagay xarunta cusub ee loo dhisayo xukuumadda Soomaaliya iyo Guriga Ra’isul Wasaaraha waxaa ku wehliyay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo tagay xarunta cusub ee loo dhisayo Xukuumadda (Sawirro)